16th April 2024  admin  Category :

Beesha Habar yoonis, guryihii dawladda ee magaalada Ceerigaabo qaarna intay iibsadeen ayeey Guryo kaga gateen dalka Turkiga , qaarna waa u kiraysan yihiin oo haba yaraatee cidi kulama xisaabtamin , iyaguna waay iska dhaadhiciyeen inay dagaaladdi beelaha gobolka Sanaag ay ku guulaysteen . Hadda waxay u soo dhigteen oo laga celin la’yahay waa Guryihii iyo Beerihii beelaha Hartigu ku lahaayeen Ceerigaabo , inay Cagaf geliyan iyaga oo adeegsanaya ciidanka Soomaaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*