Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025  admin  

War-Saxaafadeed kasoo baxay maanta Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka  ayaa waxay Golaha Midowga Musharixiinta ka codsadeen inay keenaan  caddaymo muujinaya in Guddigu Xallinta Khilaafaadku hor istaagay in uu qabto dacwado iyo go’aanno uu guddiga gaaray oo aan loo marin habraacii loo dajiyay. War-Saxaafadeed kasoo baxay maanta Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka .

12th May 2025  admin  

Bryan Metzger and Grace Panetta Former President Donald Trump released a lie-filled statement on Tuesday demanding that Democratic Rep. Ilhan Omar of Minnesota apologize for “abandoning her former country.” “Congresswoman Ilhan Omar should apologize for marrying her brother, committing large-scale immigration and election fraud, wishing death to Israel, and for essentially abandoning her former country, which doesn’t […]

12th May 2025  admin  

Muqdisho, 29 November 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo hab fogaan arag ah kula kulmay Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa diiradda lagu saaray daahfurnaanta doorashada iyo dardargelintooda, Ra’iisul Wasaaraha ayaa madaxda Golaha ku boorriyay sida ay lagama maarmaan u tahay in la dhowro doorashadu in ay noqoto mid daahfuran oo lagu qanci […]

12th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira, iyo mas’uuliyiin kale oo ka socotay howgalka AMISOM. Kulankan ayaa lagaga wada hadlay howlgalada amni ee wadajirka ah iyo sidii la iskaga kaashan lahaa sugida amniga Doorashooyinka. Waxaa kulankan Madaxweynaha kala qeybgalay Wasiirka amniga Mudane Janaraal Yusuf […]

12th May 2025  admin  

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa halkaas soo dhoweyn heer sare ah ugu sameeyey Masuuliyiin Sarsare […]

12th May 2025  admin  

Rooble Oo Ku Amray Guddiyada Doorashooyinka Inay Ilaaliyaan Hufnaanta Doorashada Rooble Oo Ku Amray Guddiyada Doorashooyinka Inay Ilaaliyaan Hufnaanta Doorashada Kulankan ayuu Ra’iisul Wasaaraha waxa uu ku amray Guddiyada maamulka doorashooyinka ee Puntland, Jubaland iyo Hirshabelle in ay si dhaqso ah u bilaabaan qabashada doorashooyinka Golaha Shacabka,maadaama waqtiga loo cayimay gabagabeynta doorashada ay sii yaraaneyso. […]