Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025 admin
Odayaasha Warsangeli oo diraya Baaq Nabadeed in la tanaasulo waa dhaqan hogaamiye in la tanaasuli waayo waa dhaqan macangegInaga oo ahayn Hooyada Federalka yaan la inagu shaabadayn in aan ka soo hor jeedno Doorashooyinka Federalka ee Dalka ka bilowday

12th May 2025 admin
Beeilhii Punntland ee reer Bariga ahaa ayaa wada sheegay inaany ka mid ahayn oo aan la qori jirin ciidanka BSF, oo hadda reer Diyaano sheegteen inay dhaxal uga heleen aabahood. Markii Cidankan loogu talo galay la dagaalanka argagixisada laga bilaabay Puntland waxa wasiir ka ka ahaa Wasaradda amniga Khayre oo adeer u ah Agaasimaha hadda […]

12th May 2025 admin
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka kala socday hay’adaha UNDP iyo Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Dalka, waxaana ay ka wada hadleen arrimo badan. Kulanka.waxaa si gaar ah looga wada hadlay Maaliyadda iyo saadka doorashada dadban 2020/2021 Kulanka ayaa ahaa mid miro dhal ah oo lagu cadeeyay sida ay UNDP […]

12th May 2025 admin
Hoos ka daawo Talafishanka Xanaan oo maanta Barnaamijyadiisa ku soo qaatay taariikhda facda weyn ee Saldanadda Warsangeli heerarkaii ay soo martay iyo inay taariikhda ahaayeen dad xon ah oo leh maamul u gaar ah. Maanta soo maaha wax lagu qoslo in Faysal Cali Waraabe dadka ilbaxnimaddaa iyo taariikhdaa lahaa inuu isku dayo inuu u dawladeeyo […]
12th May 2025 admin
Xukuumadda Itoobiya ayaa go’aansatay in la xiro dhammaan dugsiyada sare ee dalkeeda si Ardaydu ay uga qaybqaataan badbaadada dalkooda, halkii ay kaqayb qaadan lahayeen dagaalka sokeeye ee ka jira dalka, Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Xiritaanka Iskuullada ayaa loo qorsheeyay in uu socdo muddo todobaad ah, sida uu sheegay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Itoobiya. Dawladdu waxay […]

12th May 2025 admin
Qof Dumar ah ayaa lagu dhex qabtay iyada oo diyaarad dhexdeeda Bisha ku naas nuujinaysa Diyaaradda Delta oo dhowaan ka duushay Syracuse una socotay Atlanta, ayaa Qof dumar ah oo ka mid rikaabkii diyaradda saarnaa waxay bilowday inay naas nuujiso Bisad, taas oo cabsi iyo isku dhex yaac u keentay Rikaabkii diyaaradda la saarnaa iyo […]