5th February 2023  admin  Category :

Qof Dumar ah ayaa lagu dhex qabtay iyada oo diyaarad dhexdeeda Bisha ku naas nuujinaysa

Diyaaradda Delta oo dhowaan ka duushay Syracuse una socotay Atlanta, ayaa Qof dumar ah oo ka mid rikaabkii diyaradda saarnaa waxay bilowday inay naas nuujiso Bisad, taas oo cabsi iyo isku dhex yaac u keentay Rikaabkii diyaaradda la saarnaa iyo shaqaalihiiba.

.Shaqaalihii diyaaradda ayaa taar u soo diray garoonkii ugu dhowaa oo ay ku leeyihiin waxaan u baahanahay gurmd deg deg ah , sababtoo ah waxa diyaaradda saaran haween naas nuujibaysa Bisad oo na maqli wayday.Diyaaradda markii ay degtay waxa groonka ku sugayey koox tababaran. Shaqaaliii Diyaraddu waxay sheegeen in bisaddu nafteeda u baqaysay oo ay qaylinaysayThe flight attendant added that “the cat was screaming for its life

https://www.foxbusiness.com/lifestyle/woman-reportedly-breastfed-cat-delta-airlines-flight

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*