5th February 2023  admin  Category :

Beeilhii Punntland ee reer Bariga ahaa ayaa wada sheegay inaany ka mid ahayn oo aan la qori jirin ciidanka BSF, oo hadda reer Diyaano sheegteen inay dhaxal uga heleen aabahood.

Markii Cidankan loogu talo galay la dagaalanka argagixisada laga bilaabay Puntland waxa wasiir ka ka ahaa Wasaradda amniga Khayre oo adeer u ah Agaasimaha hadda la magcaabay. Sidoo kale waxa H’a’yadda cusub loo magcaabay waqtigaas oo agaasime looga dhigay Allah dhamaantood ha u wada naxariistee Cismaan Diyaano oo dhalay agaasimaha hadda laga fujin la’ayhay Ha’adaas.

Waqtigaas waxa Puntland madaxweyne ka ahaa Cadde Muuse. Intuba waxay ka soo jeedaan beesha Cismaan Maxammuud jilib ka mid ah oo la yiraahdo Bah Dir Rooble. Maxaa dhici lahaa haddii maanta H’ayadaas loo magcaabi lahaa qof kale oo ka soo jeeda beelaha Kale ee reer Puntland.

Hoos ka dawo beelihii Puntland iyo sidan ay u arkaan H’aydan u baahan inay u ekaato Puntland inteeda kale

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*