Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025  admin  

Waxa la gaaray xilligii la soo afjari lahaa Mashruuca Galgala Dhowe sano ka hor, waqtigii uu Cabdi weli Gaas uu Puntland madaxweynaha ka ahaa ayaa Ciidan la doonayey in laga  qoro degaanka Galgala , oo gaarayey ilaa  200 Askari  si ay ula dagaalamaan alshabaabka buuraha Calmadow ku dhuumaalaysanaya  , waxa hor istagay oo diiday in la […]

12th May 2025  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo ay wehelinayeen Wasiirrada Gaashaandhigga Mudane Xasan Xuseen Xaaji iyo Amniga Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur, Taliyeyaasha Ciidammada Xoogga Dalka iyo Booliiska, ayaa furay shir lagu hawl-gelinayey Guddiga hoggaaminaya qorshaha ay Soomaaliya kula wareegayso amniga Dalka (STP SSC). Shirkan lagu hawl-gelinayey Guddiga, oo ay ka […]

12th May 2025  admin  

Dhalinyaro sheegay in boosaskoodii shaqada dowladda lagu badashay dad kale.

12th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha iyo danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ay ka wada hadlay xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii dowladda Imaaraadku qeyb uga qaadan lahayd gurmadka dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen. Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Danjire Maxamed Axmed Alcuthman kala hadlay sidii dowladda Imaaraadka Carabta qeyb uga qaadan lahayd gurmadka […]

12th May 2025  admin  

Wareysi: Qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah oo duq magaalo ka noqda Mareykanka Deeqa Cabdi Dhalac oo ah gabar Soomaali ah ayaa shalay qabatay xilka duqa magaalada South Portland ee gobolka Maine ee dalka Maraykanka oo ah magaalada afraad ee ugu weyn gobolkaas. Deeqa oo ka mid ah toddoba xubnood oo lasoo doorto oo uu […]

12th May 2025  admin  

Dawladda Puntland oo ka hor timid in Dagaal ooge Ina Diyaano lagu wareejiyo hubkii loogu tala galay in lagula dagaalmao argagixisada Buuraha Calmadow