6th February 2023  admin  Category :

Waxa la gaaray xilligii la soo afjari lahaa Mashruuca Galgala

Dhowe sano ka hor, waqtigii uu Cabdi weli Gaas uu Puntland madaxweynaha ka ahaa ayaa Ciidan la doonayey in laga  qoro degaanka Galgala , oo gaarayey ilaa  200 Askari  si ay ula dagaalamaan alshabaabka buuraha Calmadow ku dhuumaalaysanaya  , waxa hor istagay oo diiday in la qoro ciidamadaas beelo ka mid ah beelaha dega gobolka Bari, Sababna waxay uga dhigeen markii ay madaxweynaha Puntland ugu tageen Garowe inaanay doonayn in beesha Dubays lagu hubeeyo.

Arintan waa ku guulaysteen Odayaashii, oo dawladda Puntland waa qaaatay fikirkaas, waxayna ula tageen dawladda fedraalka oo iyaduna ku garab siisay in ciidamo ka soo jeeda degaanada Gagala aan la qorin Ciidanka la dgalanka argagixada,

Isimaddii maalintaa lahaa yaan lagu darin Beesha Dubeys Ciidanka ku sugan Buuraha Calmadow oo ay degto , ayaa maanta qaa ka mid ah Isimaddii waxay leeyihiin hubkii lagu helay magaca la dagaalnka argagixisada in la siiyo Qoys ka mid ah Qoysaska Puntland.

Arintan oo dawladda Puntland ka hor timid ayaa waxay horseedi lahayd amni xumo ka dhalata guud ahaan Puntland.

Maaha in looga aamuso Isimada iyo ganacsadaha aan ka xumaan ama aan daremin in reer Galgala ay ka maqan yihiin Guryahoodii 15 sano oo ay dul saaran yihiin Qoysas kale oo aan dhaqaale ku dhaamin, hala ay ku taliyeen in reer Diyaano oo ka lacagaystay la dagalank argagixisada ka siiyo Hubkii Puntland, Guryihii Caalmku dhiseen iyo Hunno dhowr kun ah oo bil walba la siiyo,

Ugu danbayntii sidaan la wada soco waxa la soo afjatay masruucii la dagaalanka Budhvad vadeeda, Maraykanku wuxuu isaga soo baxay Afgaanistaan oo labaatan sano ka dagaalamayey, sidaas awgeed waxa la gaaray xiligii la soo afjari ahaa Mashruuca Galgala

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*