26th April 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaaraha iyo danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ay ka wada hadlay xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii dowladda Imaaraadku qeyb uga qaadan lahayd gurmadka dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Danjire Maxamed Axmed Alcuthman kala hadlay sidii dowladda Imaaraadka Carabta qeyb uga qaadan lahayd gurmadka dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen.

danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman ayaa uga mahad celiyay Ra’iisul Wasaare Rooble sida uu u qaabilay, isaga oo u cadeeyay inay wadi doonaan dadaalkooda ku aadan xal u helida mushkilada ka taagan Soomaaliya.

Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa Afartii sano ee la soo dhaafay waxaa mad madow uu ka dhex jiray xiriirkooda, waxaana taasi ay keentay in Imaaraadka uu joojiyo mashaariicdii uu ka waday Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*