29th January 2023  admin  Category :

Wareysi: Qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah oo duq magaalo ka noqda Mareykanka


Deeqa Cabdi Dhalac oo ah gabar Soomaali ah ayaa shalay qabatay xilka duqa magaalada South Portland ee gobolka Maine ee dalka Maraykanka oo ah magaalada afraad ee ugu weyn gobolkaas.

Deeqa oo ka mid ah toddoba xubnood oo lasoo doorto oo uu ka kooban yahay golaha degaanka magaaladaas ayaa noqonaysa gabadhii ugu horraysay ee Soomaali ah oo qabata xilka duqa magaalo dalkan.

Haddaba Maxamed Cabdi Sandheere ayaa kula xiriiray khadka telefoonka, waxaana uu weydiiyey sida ay ku noqotay Duqa magaaladaas?

https://www.voasomali.com/a/6342709.html

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*