Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay xubnaha Xildhibaannada Golaha Shacabka ee maanta lagu doortay Jubbaland. Madaxweynaha Jubbaland ayaa u hambalyeeyey Xildhibaanadan la doortay ee kamid noqonaya Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Waxaa uu kula dardaarmay ka shaqeeynta midnimada Ummadda Soomaaliyeed iyo sidii looga shaqeeyn lahaa samatabixinta […]

15th May 2025 admin
Xildhibaan Sahra Jaamac Cali ayaa mar kale ku guuleysatay Kursiga HOP 134 ee Golaha Shacabka, kadib markii ay u tanaasushay Fartuun Axmed Yuusuf oo la tartameysay. Waxaa hab gacan taag ah ugu codeysay 97 cod, Waxaa ka aamustay sedex cod.

15th May 2025 admin
Taliska Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa ka soo jawaabay warbixiintii uu ka dalbaday Wasiirka Amniga ee ku saabsaneyd xaalada Mukhtaar Roobow. Taliska Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa ka soo jawaabay warbixiintii uu ka dalbaday Wasiirka Amniga ee ku saabsaneyd xaalada Mukhtaar Roobow Warqad uu ku saxiixnaa Kusimaha Taliyaha NISA Yaasiin Farey ayaa lagu sheegay in […]

15th May 2025 admin
Ra’iisal Wasaare Rooble waxa lagu eedeeyey in uu dhul hanti qaran ah uu dhisanayo, waxa uu xilka ka qaaday guddigii khilaafaadka ee doorashooyinka isaga oo aan kala tashan cidina, sidoo kale waxa uu ku fashilmay in doorashada uu ku soo gebegebeeyo waqtigii loogu talagalay. Iyadoo ay jirto waxyaabahaas oo idil oo uu ra’iisal wasaaraha sameeyey, […]

15th May 2025 admin
Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo ah xildhibaanada ugu caansan baarlamaanka Maraykanka, kana tirsan xisbiga talada haya Waxa ay sheegtay in Farmaajo uu dhaafay xilligiisi muddo sanad ah — isla markaana la joogo xilligii uu xilka ka degi lahaa.

15th May 2025 admin
Qoraal ka soo baxay xafiiska u qaabilsan arrimaha Afrika xukuumada Maraykanka ayaa lagu sheegay inay diyaar u yihiin inay tallaabo ka qaadaan kuwa carqalada ku ah nabada Soomaaliya. “Maraykanku wuxuu diyaar u yahay inuu tallaabo ka qaado kuwa carqaladda ku ah waddada nabadda ee Soomaaliya, isku dayga shaqada looga joojiyay Ra’iisul Wasaaraha waa wax laga […]