Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danjiraha Dowladda aynu saaxiibka nahay ee Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha, Mudane FEI Shengchao, oo booqasho ugu yimid. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya […]

17th May 2025  admin  

2 qof ayaa ku dhimatay 8 kalane waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay duleedka bari ee Garoowe gaar ahaan halka looga leexdo Garoonka diyaaradaha ee Garoowe. Shilkan oo  Sababay kadib markii ay isku dhaceen bas ka mid ah kuwa,isaga kala goosha Gobalada kala duwan ee Puntland iyo gaari yar oo nooca ay […]

17th May 2025  admin  

Wasiir Jamaal oo u jawaabay Awr kiraalihii aa sumcadda fiicn lahayn ee Sheegay inuu Beel Soomaaliyeed aqoonsi la raadinayo Wasiirka Qorshaynta ee dowladda Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, ayaa si adag uga jawaabay qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay xildhibaan Gavin Williamson oo ahaa xildhibaankii aqalka barlamaanka UK horgeeyay mooshinka looga doodayay aqoonsiga Soomalailand. Wasiir Jamaal […]

17th May 2025  admin  

Baarlamaanka Indonisa ayaa u codeeyey in laga guuro caasimaddii hore ee dalkaas ee Jakarta, loona guuro caasimad cusb ee  Nusantara Magaca caasimadda cusub ayaa afka dalkaas waxa lagu yiraahdaa archipelago oo la macno ah Jazeerado iski xiran. Dalal badan oo aduunka ka mid ah ayaa bedelay Caasimadahoodii hore baahi jirta awgeed, halka caasimadda Soomaaliya ee […]

17th May 2025  admin  

Boqorka Beelaha Puntland Boqor Axmed Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse ( King Kong), ayaa bulshada Puntland ugu baaqay inay nabadda ka shaqeeyaan

17th May 2025  admin  

Dowladda UK Oo Shaacisay Mowqifkeeda Ku Aaddan Aqoonsiga Somaliland Dowladda UK ayaa war kasoo saartay halka mowqifkeeda ku aadan aqoonsiga Isaaqland , xilli uu baarlamaanka dalkaas maanta billaabay dood ku saabsan aqoonsiga in beesha Isaaq yeeshaan dal ay gaar u leeyihiin Wasiirka Arrimaha Afrika ee dowladda UK, ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalkaas Victoria Grace […]