Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025 admin
Puntland oo xukuntay shabakad ku eedaysan falal Argagixiso Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowlad gobaleedka Puntland, ayaa xukun ku ridday shabakad ku eedaysan in ay ka tirsan yihiin xag jirka Al-shabaab. Shabakaddan oo ka kooban lix xubnood, ayaa afar kamida lagu xukumay dil toogasho ah, halka labada kalena lagu ridday xabsiyo kala duwan. Farxaan Faysal […]

17th May 2025 admin
Wasiirka Xanaannada Xoolaha Puntland Mudane, Siciid Cusmaan Aadan oo maanta hortagay Fadhiga 4aad ee Guddiga Joogtada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxa uu la wadaagey warbixin ku saabsan madaxjarrada Puntland iyo shaqada ka socoda, iyadoo guddigu su’aalo ka weydiideen warbixinta Wasiirka. Intaas kadib, Guddigu waxay go’aamiyeen in heshiisyada lala galay Madaxjarka Al-jaabiri iyo Maxjarka […]

17th May 2025 admin
We the sultanate of warsangeli, in Sanaag region of northern Somalia, strongly condemn the current debate in the British Parliament and urge the British Government not to proceed with the recognition of Somaliland as a sovereign state for the following reasons: The recognition of Somaliland will violate the sovereignty of Somalia and trigger new wars […]

17th May 2025 admin
Waa Gaashaanle sare maanta, wuxuuna deganaa mid ka mid ah Guryihii beelaha Hawiye Bililiqaysteen 19919 Munaasabad ay maamulka Degmada Boondheere ugu wareejiyeen Gurigeeda Muwaadin Soomaaliyeed oo muddo sodon sano ah laga heeystay ka markii uu Muwaadinkii kale ee haystay Guriga uu ku wareejiyey Maamulka Degmada, kaas oo ku yaala Waaxda siinay ee Degmada Boondheere ayaa […]

17th May 2025 admin
Wasiirka gargaarka xukuumada federalka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ku guuleysatay markale xildhibaan Golaha Shacabka kadib markii ay tanaasushay musharaxii la tartamayay. Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ahayd muddo labaatan sano ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federalka waxana ay ka mid tahay xildhibaanada ugu caansan baarlamaanka Soomaaliyeed. Xildhibaanaddii la tartamaysy Waiir Khadiijo ayaa lagu xiray card ah […]

17th May 2025 admin
Dowladda Hoose ee degmada Bosaaso ayaa Maanta qabatay doorashada qaar ka mid ah Gudoonka 16 Laamood ee Xaafadaha magaalada Bosaaso