Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Madaxweyne ku-xigeenka ayaa warbixino ka dhegaysatay Guddiga Abaaraha ee Dowlad Goboleedka Puntland, oo soo bandhigay qorshahooda ku aadan sidii wax looga qaban lahaa xaaladda Abaaraha ee saamaysay shacabka Puntland si gaar ah dadka xoola dhaqatada ah. Ugu danbayn Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in dowladu ay u diyaar garowdo sidii wax looga qaban lahaa xaaladda Abaaraha, […]

18th May 2025 admin
Afhayeenka Farmaajo oo ‘waxba kama jiraan’ ku tilmaamay hadalkii wasiirka Batroolka Afhayeenka, ahna Agaasimaha Warfaafinta ee Xafiiska Madaxweynaha Cabdirashiid Maxamed Hashi ayaa dafiray hadalkii wasiirka Batroolka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ee ahaa in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo la ogaa heshiiska ay Soomaaliya la gashay shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD taasi oo 7 xirmo oo […]

18th May 2025 admin
Allah ha u wada naxariistee qaraxii shalay ay Isimada Warsangeli ku dhinteen ayaa waxa ku dhaawacmay qaar kale: Allah ha u naxariistee waxa ku dhintay 1-Caaqil Yaasiin Cali Dhahar 2- Cabdi Ciise Maxamed (Cabdi Siciid) Waxa ku dhaawacmay: 1- Bashiir Cali Dhahar 2-Bishaar Cabdi Doonyaale 3- Xasan Siciid Xasan 4- Siciid Warsame 5- Cabdiqani Abshir […]

18th May 2025 admin
RW Rooble: “Heshiiska shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Batroolka waa mid sharci darro ah” Qoraal kooban oo ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa lagu caddeeyay in heshiiska uu Wasiirka Batroolka saxiixay ee la xariirta arrimaha shidaalka uu yahay mid baal marsan sharciga dalka, isla markaana uu Ra’iisul Wasaaruhu qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan. […]

18th May 2025 admin
Wasiir ku been abuurtay Madaxweyna Farmaajo, ka dib markii ay soo shaac baxday Musuqmaasaq uu sameeyey. Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa ka ka warramey heshiis la sheegey in ay Soomaaliya la gashey shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD taasi oo ay shidaal uga soo saareyso 7 xirmood oo ka mid ah xeebaha […]