29th March 2024  admin  Category :

Afhayeenka Farmaajo oo ‘waxba kama jiraan’ ku tilmaamay hadalkii wasiirka Batroolka

Afhayeenka, ahna Agaasimaha Warfaafinta ee Xafiiska Madaxweynaha Cabdirashiid Maxamed Hashi ayaa dafiray hadalkii wasiirka Batroolka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ee ahaa in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo la ogaa heshiiska ay Soomaaliya la gashay shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD taasi oo 7 xirmo oo xeebaha Soomaaliya ah ay shidaal kaga soo sareysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*