6th February 2023  admin  Category :

Wasiir ku been abuurtay Madaxweyna Farmaajo, ka dib markii ay soo shaac baxday Musuqmaasaq uu sameeyey.

Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa ka ka warramey heshiis la sheegey in ay Soomaaliya la gashey shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD taasi oo ay shidaal uga soo saareyso 7 xirmood oo ka mid ah xeebaha Soomaaliya.

Heshiiskan uu wasiirku ku been abuuranayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa ahaa mid uu keligiis u bareeray oo shilmo ku xaraashayo Qarankii Soomaaliyeed.

Hoos ka dhegayso marmarsiinyaha wasiirku la yimid

https://allsanaag.com/wasiirka-bartoolka-iyo-maxdanta/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*