Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th May 2025  admin  

Daawo:-ciidankii Ugu Badnaa ee SSC oo Buuhoodle Lagu soo Bandhigay

20th May 2025  admin  

Soomaalidii ka soo hayaantay Nugaal iyo Mudug oo walaalahooda reer Maakhir si wanaagsan u soo dhoweeyeen, una baahan kaalmo kale oo lala soo gaaro

20th May 2025  admin  

Gudoomiyaha degmada Buraan Gobolka Highland ee dowlada Puntland Bootaan Axmed Bootaan ayaa ka warbixiyey xaalada degmada iyo iskutashida shacabka.

20th May 2025  admin  

Beesha Isaaq ayeey ka soo wada jeedaan, kooxda SNM ee doonaya inay Xisbiga Republican ee Maraykanka uu madaxda ka yahay Donald Trump ka caawiyaan siday u heli lkahaayeen dal ay gaar u lee yihiin oo la yiraahdo ISAAQLAND. Intaa kuma joogayaan ee waxay doonayaan inay laga caawino inay xooq ku muquuniyaan beelaha kale ee Soomaaliyeed […]

20th May 2025  admin  

Bahada Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Qoyska reer Cali Jibriil oo maanta hooyadood Magool Nuur ku geeriyootay magaalada Buraan ee gobolka Sanaag. Marxuumadda ayaa ahayd hooyada dhashay Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Jibriil, oo ka mid ah Xildhibaanada barlamaanka Puntland ee laga soo doorto degmada Buraan Waxaanu Marxuumadda Allah uga baryayanaa inuu Janaddii Fardowsa […]

20th May 2025  admin  

Maxaa ka jira in Puntland loo samaeeyey in lagu helo dawlad Somaaliyeed. Yaase u xil saaray howshaas. Siyaasiyiinta ka soo jeeda maamulka Puntland ayaa had iyo jeer ku dooda in maamulka Puntland loo sameeyey inay Soomaali isku keenaan. si loo helo dawlad dhexe oo xoog leh. Hadda oo ay Puntland jirto dhowr iyo labaatan sano, […]