29th January 2023  admin  Category :

Beesha Isaaq ayeey ka soo wada jeedaan, kooxda SNM ee doonaya inay Xisbiga Republican ee Maraykanka uu madaxda ka yahay Donald Trump ka caawiyaan siday u heli lkahaayeen dal ay gaar u lee yihiin oo la yiraahdo ISAAQLAND. Intaa kuma joogayaan ee waxay doonayaan inay laga caawino inay xooq ku muquuniyaan beelaha kale ee Soomaaliyeed ee dega waqooyiga Soomaaliya.

May be an image of 13 people and people standing

1-Hogaamiyaha SNM Muuse Biixi : ISAAQ

2-Wasiirka Arrimaha Gudaha – Mr Kaahin : ISAAQ

3-Wasiirka Deegaanka – Shukri Bandare : ISAAQ

4-Wasiirka Arrimaha Dibadda – Ciise Keyd : ISAAQ

5-Wasiirka W.W Faafinta – Koore : DHULBAHANTE

6-Wasiirka Ganacsiga – Mr Saajin : SAMAROON.

7-Ganacsade Siciid Dahabshiil; ISAAQ

8-Ganacsade Maxamed Awsiciid: ISAAQ

9-Ganacsade Cabdikarin Iid : ISAAQ

10- Maamulaha Xarunta dhaqanka ee Hargeysa Professor Jama Musse Jama; ISAAQ.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*