Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025  admin  

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Dowladda China u qaabilsan Geeska Afrika Xue Bing. Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, Ra’iisul wasaaraha ayaana ka codsaday Dowladda China in ay kaalin ka geystaan abaaraha saameeyay dalka, gurmad deg deg ahna ay gaarsiiyaan […]

19th May 2025  admin  

“Reer Mudug dad wax fahamsan maaha waa iska walaahoobayaan” Ismaaciil Xaaji Warsame Agaasimihi hore ee Madaxtooyada Puntland xilligii Cabdullaahi Yuusuf Axmed

19th May 2025  admin  

Muusa Biixi: Mar hadii aan imid dalka Mareeykanka aan bal garaaco xafiiska madaxweeyne John Biden si aan ictiraafka aan oggola hadlo. Alleelehe nambarkiisii wuu dhacayaa drum drum, drum drum; Biden: hello, hello, Muusa Biixi: John Biden madaxweeynaha adduunka ma i maqleeysaa aniga si fiican baan kuu maqlayaa. Biden: waa kuma? Muusa Biixi: waa madaxweeynaha Soomaaliland; […]

19th May 2025  admin  

Qoraal lagu baahiyay Safaaradda Mareyanka ee Muqdisho boggeeda Twitter-ka ayaa lagu taageeray jadwalkii ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka heer Federaal kaasoo ay ka soo horjeesteen madaxda maamul goboleedyada Koofurgalbeed iyo Galmudug. ”Waxaan rajaynaynaa in aan la kulanno Xildhibaannada cusub ee Soomaaliya kaddib markii la dhaariyo 14-ka Abriil, weliba xilli ku habboon”.ayaa lagu yiri qoraal kooban […]

19th May 2025  admin  

Xerada Ciidanka Godod ee gobolka Mudug ayaa lagu tababarayaa Ciidanka Daraawiishta gobolka Cayn

19th May 2025  admin  

Maxamuud Geeldoon oo istaagay midnimada Soomaaliya iyo heesta Todobaadka ee Wadaniga Halgamayoow…Horor Weeraraa Jira. Wadaniga Halgamayoow…Horor Weeraraa Jira..