Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th June 2025 admin
Doorashada Madaxweynaha JFS. By: Jaamac Deperani Maalin Berito la mid aheyd Arbaco 8 Feb 2017, Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo u tartamay Xilka Madaxweyna JFS wuxuu helay 18 cod, xiligaasi wuxu tartameyay isagoo soo noqday Xildhibaan iyo Wasiirka Qorsheynta XFS. Berito oo Axad ah 15 May 2022, MD Siciid Deni wuxuu isla xaruntii Teendhada Afisyooni […]

5th June 2025 admin
Dawladda Marayakanka oo si cad usheegay in maamulka beelaha Isaq u midaysan yihiin ee Somaliland ula dhaqmayo Dowlad Goboleed hoostaga Dowlada Fadaraalka ah,isla markaana kula shaqaynayo hanaan waafaqsan Siyaasada Maraykanka ee ah (Somali mid ah). Hadalkan,waxuu niyad jab iyo dharbaaxo Diblomaasiyadeed ku noqday Maamulka SNM ee doonayey Ictiraf iyo aqoonsi Diblomaasiyadeed oo gaarsiisan heer Qaran. […]

5th June 2025 admin
QORE: AXMED CABDILAAHI MAXMAED FOORE Soomaaliya waa dal dhaca bariga qaaradda Afrika ee aagga loo yaqaan Geeska Afrika. Waxa ay dhanka gacanka cadmeed xadwadaag yihiin Yeman, dhanka barina Badweynta Hindiya, dhanka galbeedna Itoobiya iyo Jabuuti iyo dhanka koonfur galbeedna Kenya. Soomaaliya waa dal bedkeeddu ku fadhiyo 637,655 km² oo laba jibaaran. Tiradda dadkeeda ayaa lagu […]

5th June 2025 admin
Bulshada kaso jeeda Koonfur galbeed ee ku dhaqan Magaalada Bosaaso ayaa Xafladda Balaaran ay qabteen Taageero iyo garab istaag ugu Muujiyay Musharax Madaxweyne DFS Siciid Cabdulaahi Deni.

5th June 2025 admin
Wararkii ugu dambeeyey ololaha doorashada madaxweynaha Soomaaliya Magaalada Muqdisho waxaa shalay lagu soo gabagabeeyay khudbadihii ay jeedinayeen 39 murashax oo u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo doorashadiisa loo madlanyahay 15-ka bishan oo ku beegan maalinta Axadda ah ee soo socota. Waxaa hadda magaalada ka socda olole xooggan oo ay wadaan musharaxiinta oo ay codadka uga […]

5th June 2025 admin
Waa maxaay waxa ugu badan ee Somalidu Dibadda u dhoofiso?Jawaabtaadu waa Xoolaha nool ( Livestock Export) . Aniguba sidaa ayaan ku jawaabi lahaa 20 Cisho ka hor, taana Labadeenuba waa ku khaldanaa leheyn. waxa ugu badan ee Labadii sano ee la soo dhaafay Dalka laga dhoofiyay waa Dahab. Sanadkii 2020 iyo 2021, waxaa Dalka laga […]