26th April 2024  admin  Category :

Wararkii ugu dambeeyey ololaha doorashada madaxweynaha Soomaaliya

Magaalada Muqdisho waxaa shalay lagu soo gabagabeeyay khudbadihii ay jeedinayeen 39 murashax oo u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo doorashadiisa loo madlanyahay 15-ka bishan oo ku beegan maalinta Axadda ah ee soo socota.

Waxaa hadda magaalada ka socda olole xooggan oo ay wadaan musharaxiinta oo ay codadka uga raadinayaan xildhibaanada labada aqal ee dooranaya madaxweynaha cusub.

Wariyaha VOA-da Falastiin Axmed Iimaan oo howlo shaqo u joogta Muqdisho ayaa sawir guud naga siineysa halka ay wax marayaan.

https://www.voasomali.com/a/6570269.html

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*