Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th March 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariiste Ahmed Haji Cali Cadami oo ku geeriyooday magaalada Hargaysa .  Waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariistii Janadana ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan uuka siiyo Aamiin Aamiin. ALLSANAAG.COM

24th March 2025 admin
Bayaan ay soo wada saareen siyaasiyiin, aqoonyahan iyo waxgarad Soomaaliyeed oo ku wajahan xal u helidda khilaafka ka jira gobolada Waqooyi.

24th March 2025 admin
Maxamed Maxamuud Cumar, waa muwaadin ka soojeeda magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan oo muddo fara-badan ku noolaa magaalada Badhan, waxa uu maanta isu-diiwaangeliyey ka qayb qaadasha doorashada golayaasha degaanka Puntland, gaar ahaan degmada Badhan ee gobolka Sanaag si uu xuquudiisa u helo, waajibaadka saaranna u guto.

24th March 2025 admin
Maxay ka dhigan tahay tallabadii Jamhuurigu ay Ilhaan Cumar uga saareen guddiga arrimaha dibadda? Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa shalay u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, ayaga ku eedeeyey hadallo ka dhan ah Israel, waxaana tallaabadan ay sii xumeyneysa xiisadda siyaasadeed ee labada xisbi. Dimoqraadiga ayaa […]

24th March 2025 admin
Sheekada maxbuus laga sii daayey Guantanamo Bay oo ay hore jidh-dil u geysatay CIA Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in Majid Khan oo u dhashay dalka Pakistan oo ku xidhnaa xabsiga Guantanamo Bay, in loo wareejiyey Belize oo ah dal yar oo ku yaalla badhtamaha qaaradda Ameerika. Maxbuuskan ayaa hore u shaaciyey inay jidh-dileen hay’adda sirdoonka […]

24th March 2025 admin
Dood kulul Ma dhabaa in dawladda MW Xasan ay u ololaynayso ciidamada shisheeye magaca looga badali