Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th March 2025  admin  

Israa’iil ayaa dooneeysa in ay xiriir la sammeeysato dawladdaha Indooniishiya, Muriteeniya, Soomaaliya iyo Neeyjar. Wasiirka Arrimaha Dibbedda ee Israa’iil ayaa arrintan dabbadda ka riixaya. Soomaaliya iyo Israa’iil welligood xiriir dublimaasiyeed ma yeelan, laakiin waxa ay sheegeen in sanadkii hore ay soo baxayeen warar sheegaya in Madaxweeyne Xasan Shiikh uu aad u xiiseenayo in uu xiriir […]

18th March 2025  admin  

BY Shirit Avitan Cohen (March 8, 2023 / Israel Hayom) Israel is working to expand the Abraham Accords with four other nations, Israel Hayom learned this week.  Foreign Minister Eli Cohen is working to normalize ties with Mauritania, Somalia, Niger and Indonesia, sources said.  Prime Minister Benjamin Netanyahu is—of course—also involved in efforts behind the scenes, as are the U.S.’s […]

18th March 2025  admin  

Dal Muslim ah oo dumarkiisa ay u dabaaldegaan furriinka Waxaa dhif ah in la arko in dumar badan oo ku nool caalamka inay sameeyaan dabaaldegyo ay ku xusayaan furriinka. Si kastaba ha ahaatee, dalka Mauritania, oo ah waddan Muslim ah, ayaa dumarka la furay waxay qabsadaan xaflado ay ku maamuusayaan kadib furriinkooda. Furriinka waxaa loo […]

18th March 2025  admin  

Marar badan oo hore ayeeynu soo daabcnay qoraalka hoose si dadku ay u fahmaan shirqoolkii iyo xummaanta ay ku heshiiyeen beesha Isaaq ee ku aadan beelaha Dhulbahante, Gadubiirsi, Ciise iyo Warsangeli. Maanta waxa ay beesha Isaaq lawada ooyayaan oo ay u leeyihiin Laascaanood waa dhulkeena waa wax dabba socda dhagartii ay qorsheeysteen beesha Isaaq. Hadaba, […]

18th March 2025  admin  

Garaad Mukhtaar Garaad Cali oo u waramayey Dhab TV ayaa ka warbixiyey xaaladda Laascaanood, wuxuuna sheegay in madaafiicda ay soo tuurayaan SNMta ay tahay mid joogta ah taas oo socotay tan iyo markii uu daggaalka billowday, balse madaafiicda khasarahoodu uu kala yaryahay. Madaafiicdii shalay ay soo trureen SNMta ayuu garaadku sheegay ineey ku dhaawacmeeyn dad […]

18th March 2025  admin  

Madaxweeyne Xasan Shiikh ayaa markii uu xilka ku guulleeystay dadka badankiisa waxeey aaminsanaayeen in Xasan Shiikh uu markan ka tegi doono taariikh wannaagsan, maadaama markii hore ee uu madaxweeynaha ahaa lagu xasuusto musuqmaasuq baahsan. Hase ahaatee, Xasan Shiikh markan waaba ka sii daray, iyada oo aan sannad u dhammaan ayuu billaabay in isaga, saaxiibadiis iyo […]