Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th March 2025 admin
Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Axaddii sheegay in ciidamada sirdoonka Turkiga ay Suuriya ku dileen hoggaamiyihii Daacish Abuu Xuseen Al-Qurashi. “Hawlgal ay hay’adda Sirdoonku shalay ka fulisay Suuriya ayaa lagu dilay shakhsigan,” ayuu Erdogan ku yiri wareysi uu siiyay TV-ga TRT Turk. Erdogan ayaa sheegay in hay’adaha Sirdoonku ay muddo dheer ku daba jireen Qurashi. […]

12th March 2025 admin
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Ardey, 78 ka mid ah dadkaas waxaa la keenay Muqdisho halka 45 laga dajiyay Magaalada Garoowe. Muwaadiniinta oo safar dhulka ah oo dowladdu fududeysay ku tagay dalka Ethiopia ayaa laga soo qaaday Magaalada Addis ababa, […]

12th March 2025 admin
Waxay iska weyday caadadii, laba jeer ayey is baadhey waxaana soo baxday inay uur leedahay labada marba, caloosha ayaa soo kuusnatay, naasahahana waxay billaabeen inay xanuunaan, astaamahan oo hadii aadan garaneyn dhammaantood ah kuwa ay la kulmaan dumarka uurka leh. Balse ilmo kuma jirin caloosheeda. Haddaba maxaa ku dhacay gabadhan? Daba yaaqadii sannadkii 2019 ayey […]

12th March 2025 admin
Isimada beelaha walaalaha ah ee Majeerteen IYO Dhulbahante aaya ku kulmay Garowe.

12th March 2025 admin
Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa u sheegay Madaxweynaha Ciraaq Cabdullaif Rashid oo booqasho ku jooga Iran Sabtidii in Mareykanku uu yahay ‘saaxiib aan la isku haleyn karin’ Ciraaqna aysan oggolaan in ciidamo Mareykan ah ay joogaan dhulkeeda. Iran oo xiriir adag la leh Ciraaq ayaa kasoo horjeedda joogitaanka ciidamada Mareykanka ee […]

12th March 2025 admin
Ergeyga gaarka ah Madaxweynaha ee Arrimaha Beesha Isaaq Ioo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Ergayga Gaarka ah Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Beesha Isaaq Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa kulan la yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Danjire Ibraahim Mete Yagli, kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray muhimadda ay leedahay dib u billaabida wada-hadalladii beelaha Koonfurta […]