Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th March 2025 admin
Xildhibaanada iyo Senatorada heer federal ee kasoo jeeda Digil iyo Mirifle oo war-saxaafadeed kasoo saaray weerarkii Maleeshiyaadka beelaha Hawiye

5th March 2025 admin
Islaan Cisbitaalku sheegay inay dhimatay oo markii Qabriga loo sii waday dhaq dhaqaaq samaysay

5th March 2025 admin
Nuxurka is-afgaradka Madaxda Dalalka IGAD ee meertada 14aad 1 In Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee IGAD uu Soomaali ay soo magacawdo Dowladda Federaalka Soomaaliya, halka muddo 4 sano ahna xilka loo kordhiyey Mudane Workneh Gebeyehu oo ah Xoghayaha haatan ee IGAD. 2. In dib u habeyn lagu sameeyo hannaanka maamul ee dallada IGAD, iyadoo si siman […]

5th March 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray dhoofinta hilibka xoolaha ee loo iibgeynayo Dalka Sacuudiga “SAWIRRO” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Daah-furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay tallaabo guul ah dhoofka hilibka Xoolaha Soomaaliya ee ay ogolaatay Boqortooyada Sacuudigu, waxuuna xusay in […]

5th March 2025 admin
Maxkamad xukun ku riday dhallinyaro dhibaateeyey qoys Maxkamadda Darajada Koowaad ee degmada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa xukun isku jira xabsi iyo ganaax ku riday 5 dhalinyaro oo ku eedeysanaa in ay ku xad-gudbeen xuquuqda qoys ay toddobaadkii la soo dhaafay ugu dhaceen gurigooda xilli habeenimo ah, islamarkaasna ay ka duubeen muuqaal argagax leh. Dhalinyaro […]

5th March 2025 admin
Maleeshiyaad ka soo kala jeeda Beesha Hawiye iyo kuwa degaanka ayaa ku dagaalamaya magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose. Dagaalkaan ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamada daraawiishta Koonfur Galbeed iyo ciidamada milatariga Soomaaliya, Lama oga wali qasaaraha uu geeystay dagaalkani madaama uu wali dagaalka socdo. Maleesiyadkan laba dhinac ee Raxanweyn iyo Hawiye ayaa ka wada […]