Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th January 2025  admin  

Museveni oo madaxweyne hore ku eedeeyey inuu gabbaad siiyey Daacish Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku eedeeyay hoggaamiyihii hore ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Joseph Kabila, in uu gabbaad siiyay maleeshiyada Daacish, una ogolaaday in ay ka faa’iideystaan macdanta iyo alwaaxda, ayna dhaqaalaha ay ka heleen u adeegsadeen inay ku dhisaan awooddooda. Jabhad horey […]

29th January 2025  admin  

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay, inay ka xun tahay isla markaana ay cambaaraynayso weerarkii ugu dambeeyay ee lagu qaaday xarun caafimaad oo ku taala magaalada Laascaanood, 11kii bishan July 2023, sida ay hadalka u dhigeen. Tedros adhenom, madaxa hay’addaas ayaa qoraal uu ku soo qoray barta twitterka ku sheegay in weerarkaasi uu sababay tobanaan […]

29th January 2025  admin  

Maxaa ugu muhiimsan qodobada kasoo baxay shirka u dhexeeya Madaxda dowladda iyo madaxdii hore ee dalka?.

29th January 2025  admin  

Ilhaan oo diiday inay hor fariisato madaxweynaha Israa’iil Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa diidday inay ka qeybgasho hadal-jeedinta madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog oo lagu wado inuu Arbacada soo socota khudbad ka jeediyo fadhiga wadajirka ah ee Congress-ka Mareykanka. “Bishii lasoo dhaafay, waxaan kasoo horjeestay martiqaad loo fidiyay Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra […]

29th January 2025  admin  

In musuqmaasuqa lala dagaalamo waxaa soo dhawaynaya qof kasta oo Soomaali ah. Hadaba, ma tahay musuqmaasuqa baaritaankiisa in laga billaawo Madaxweeyne Xasan Shiikh iyo qoyskiisa oo ah kuwa ugu weeyn ee musuqmaasuqa dalka faraha kula jira? Muuqaalkan iyo warbixinta la socoto qofka soo diyaariyey waa ku mahadsanyahay.

29th January 2025  admin  

RW Xamse, oo ka khudbadeenaya munaasibad lagu bedelay , wasiirkii dhowaan sida qaab daran shaqada looga eryey ka din markii uu shaqo joojin ku sameeyey agaasiayaal la qabiil h madaxweynaha ayaa khudbaddisa ku sheegay inaan 4. 5 loo baahnayn.