Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th March 2025 admin
RW Xamse oo la kulmay Madaxweyne Biden iyo Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres Raโiisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay madax sarsare oo ay ka mid yihiin, Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, Wasiirka arrimaha debedda ee Imaaraadka […]

9th March 2025 admin
๐ฅ๐ฎ’๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐น๐ฎ ๐๐๐น๐บ๐ฎ๐ ๐ซ๐ผ๐ด๐ต๐ฎ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐ถ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฒ๐ฟ๐ฟ๐ฒ๐ Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres. Raโiisul Wasaaraha iyo Xoghayaha Guud ayaa ka wada hadlay xoojinta wadashaqeynta u dhaxeysa heyโadaha Qarmada Midoobay […]

9th March 2025 admin
Soomaali loo haysto gabar lagu kufsaday jarmalka iyo sida ay wax u dhaceen Kufsi wadareed ayaa ka dhacay beerta loo yaqaano Gรถrlitzer Park ee magaalada Berlin ee dalka Jarmalka iyadoo eedeymaha ka dhanka ah tuhmanayaasha ay leeyihiin tafaasiil kala duwan. Falka oo ah mid ay dad badan oo reer Jarmal ah ka caroodeen ayaa waxa […]

9th March 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow oo caawa kulan wadatashi ah oo looga arrinsaday dardar galinta dagaalka Khawaarijta la qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howlgala furimaha dagaalka ayaa markale adkeeyay in ummadda soomaaliyeed ay u midoobaan halka Cadow ee dalkeennu leeyahay.

9th March 2025 admin
Gollaha deegaanka Magaalada St.Paul ee Magaalo madaxda Gobolka Minnesota ayaa maantay meel mariyey qarar ay ku aqoontanayaan doorashadii dhawaan ka dhacday Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool lagu yagleeyey Maamulka khaatumo SSC.Gollaha deegaanka ayaa kaloo sheegay in Magaalada Laascaanood & magaalad St.Paul ay dhex-mari-doonto cilaaqaad dhaqan dhaqaale oo labada bulsho hormarkooda ku fooggan #SSC-Khaatumo State we […]

9th March 2025 admin
Wasiir Dhabancad: Dawlada Federalka waxay xanibtey mashaariic arrimo siyaasadeed darteed – Q2aad Wasiir Dhabancad: Dawlada Federalka waxay xanibtey mashaariic arrimo siyaasadeed darteed – Q2aad