Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th January 2025  admin  

Gabadhii uu Madaxweynuhu Soddoga u ahaa ayaa isagii ka dartay. Xaawo Axmed, oo uu qabo mid ka mid wiilasha madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo dhowaana Mashruuca nin walboow ninkaaga ama Gabadhaada noolaysiido loogu magcaabay Gudoomiyaha Hay’adda Tayadhawrka Qaranka, ayaa ka dartay Sodogeed oo waxaan Xaaraan iyo musuqmaasaq, eex iyo qaraabo kiil aan ka shaqayn

24th January 2025  admin  

Waxaa Magalada Lascanood Lagu Qabtay Munasibad Lagu Doranayay Hogaanka Sare iyo KU Xigeenkiisa KHAATUMO

24th January 2025  admin  

Prime Minister Hamza inaugurates the National Blood Bank Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay xoogga saareyso horumarinta iyo soo-nooleynta adeegyadii bulshada oo ay ugu horreeyaan Caafimaadka iyo […]

24th January 2025  admin  

Rag hubinaya in ay dhaleen carruurtooda iyo in kale kaddib kala shaki xaasaskooda ah. Iyada oo ay soo baxayaan warar sheegaya in ay aad u kordheen tirada ragga ah ee ku sugan dalka Uganda ee doonaya in la baadho aabbanimadooda, ayaa waxa isa soo taraya cabsida laga qabo in ay qoysasku burburaan, sida oo kalena […]

24th January 2025  admin  

Madaxweyne Culusoow oo hogaankiisu mar kale ka dhigay Soomaaliya dalka ugu musuqmaasaqa badan Qiimeynta sanadlaha ah ee laga sameeyey  2022 heerka musuqmaasuqa oo ay sameysay hay’adda Transparency International ayaa muujinaya in dalalka badankoodu ay ku guuldarresyteen in ay joojiyaan musuqmaasuqa. Hay’adda ayaa 180 dal ku samaysay badhintaan loo raacayey heerer la isla yaqaan oo loogu […]

24th January 2025  admin  

MADAXWEYNE CULUSOOW OO LA KULMAY WAFDI KA SOCDAY BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA Madaxweynaha Dwladda Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sucuudi Carabiya oo uu hoggaaminayey Lataliyaha Diiwaanka Boqortooyada Mudane Axmed Binu Cabdicasiis. Madaxweynaha oo ka guddoomay dhambaal ay uga sideen Boqorka dalkaas Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis iyo Dhaxal-suge […]