Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd January 2025  admin  

Shirka iskaashiga ganacsi ee Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka furmay Kismaayo Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray kulan looga hadlayo iskaashiga ganacsi ee Soomaaliya iyo Mareykanka. Mas’uuliyiinta Soomaalida ayaa doonaya in Marayanku uu maalgashado beeraha iyo kalluumaysiga iyo ilo kale oo dhaqaale. Waxaa shirkan ka qayb galay wasiiro ka […]

23rd January 2025  admin  

Maamulka Isaaqland oo dilay Abwaankii weynaa ee Jaamac Kediye Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Jaamac Kadiye ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Laascaanood, iyadoo la sheegay in uu ku geeriyooday madaafiic lagu gaaracay magaaladaasi. Geerida abwaanka ayaa waxa noo xaqiijiyay ehelkiisa oo aan kula xiriirnay qadka taleefanka. Abwaanka ayaa waxa uu taariikh mug weyn ku […]

23rd January 2025  admin  

Maxay tahay sababta uu Sheekhan u diiday inuu isku mehriyo lammaane is guursanayay? Axaddii lasoo dhaafay waxaa magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ka dhacday arrin hadal-heyn badan dhalisay, kaddib markii sheekh magaalada caan ka ah uu diiday inuu isu mehriyo lammaane is guursanayay. Xafladda ayaa la qabanqaabiyay, cunnadii ayaa la diyaariyay, waxaana keliya la […]

23rd January 2025  admin  

Ha’yad Cusub oo la sameeyey ayaa madax looga dhigay Tuug hore iyo Argagixiso hore Dawladda Soomaaliya ayaa maanta ku dhowaaqday xarun cusub oo qaabilsan cilmi-baarista iyo ka hortagga fikirka xagjirnimada oo Soomaaliya muhiim u ah, maadaama ay ka dagaalamayaan kooxo argagixiso ah. Hay’adan cusub ee ee Xarunta Qaran ee Tubsan ayaa Agaasime looga dhigay Tuuga […]

23rd January 2025  admin  

Musuqmaasaq Soomaaliya oo maraya halkii ugu saraysay Deeqaha Caalamku ugu deeqo Soomaaliya oo aan horay u soo dhaafi jirin Muqdisho iyo Koonfurta Soomaaliya, ayaa hadda waxa ku darsamay arin khatarteeda leh oo ah in hubkii loogu deeqay Soomaaliya ee loogu tala galay in lagula dagaalamo alshabaabka meel kasta oo ay Soomaaliya ka joogaan ayaa in […]

23rd January 2025  admin  

“1991 kii, Nin laga dilay 5 ciyaal ah iyo hooyadood oo boosaneer lagu riday ayaa weli laga heystaa gurgiisa, intee ayey cadaalad taala”. Senetor Xasan Axmed Yarow