Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025  admin  

Bankiga Ziraat Katilm ee dalka Turkiga oo laan ka furtay Soomaaliya Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabatay Munaasabad lagu daah-furayay Bangigii ugu horeeyay ee laga leeyahay dalka dibadiisa gaar ahaan Dalka Turkiga oo lagu magacaabo Ziraat Katilim, Waxaana kasoo qeyb-galay furitaanka Bangiga mas’uuliyiin katirsan dowaldda madax ka socotay Bangiyada dalka. Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya xildhibaan Jabriil […]

10th March 2025  admin  

Hadaljeedinta Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ka qeybgalay munaasabadda uu xilka Kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo ka dhacday xarunta Taliska Ciidanka Darawiishta ee xerada 54-aad.

10th March 2025  admin  

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991 (Hal Bilyan iyo shan iyo laabatan Malyan.) Miisaaniyadda dowladda ayaa sanadkan gaartay in  ka badan hal Bilyan oo Dollar, taas oo ku timid dakhliga […]

10th March 2025  admin  

Raiisel wasaarihii hore ee Ingiriiska Boris Johnson oo siyaasadda ku fashilmay ayaa weriye ahaan loo shaqaalaysiiyey Waxa shaqaaleysiiyay talefishin lagu magacaabo GB News. Johnson wuxuu telefishankan u noqon doonaa soo-jeediye, soo saare iyo falanqeeye. Waxaa la sheegay inuu “door muhiim ah ka ciyaari doono” warbixinta doorashooyinka Mareykanka iyo Ingiriiska ee sanadka soo socda. Genie News […]

10th March 2025  admin  

Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

10th March 2025  admin  

“Warqadda Guddoomiyuhu soo saaray waxba la igama weydiin go’aankeygana waan ku adkeystay,Markaan meesha doorashada tagay ayaa la igu yiri Soomaaliya way ka tanaasushay ee naga raalli ahaaw”Xil.Marwa Cabdi Bashiir oo u tartamaysay Madaxweynaha Baarlamaanka adduunka.