Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd January 2025  admin  

Weftiga Caaqilka guud Beesha Gaashaanbur ayaa maanta gaarey deegaanka Salinta Oog halkaas oo uu kula hadlay ciidamada beeshas ee ku sugan difaaca hore ee gobolka Sool.

22nd January 2025  admin  

Gabdhaha Caabud waaq oo $62K oo doollar ku taageerey maamulka Khaatumo Gabdhaha #Caabudwaaq oo $62K oo doollar ku taageerey maamulka #SSCKhaatumo. #Somalia pic.twitter.com/NOudu5Rxub — Mohamed Salh (@MohamedSelh) September 18, 2023

22nd January 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeediyay kulan looga hadlayay Hiigsiga Yoolasha Horumarka Waara ee Q.M Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo ka qaybgalaya kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka socda magaalada New York, ayaa khudbad uu ka jeediyey kulan lagu gorfeynayey Hiigsiga Yoolasha Horumarka Waara wuxuu kaga […]

22nd January 2025  admin  

Muxuu yahay bustahan ay Al -Shabaab ‘kaga dhuumato’ duqeymaha cirka? Waxaa dhamaadka toddobaadkii tagay maxkamadda ciidamada ee Muqdisho kasoo muuqday nin sida ay ciidamada amaanku sheegay, alaab u waday Al Shabaab. Waxaa lagu eedeeyay in uu Jilib ka soo daabulay wax u muuqda bustayaal una waday Galhareeri si ay dagaalayahannada Al-Shabaab u adeegsadaan. Qalabkan ayaa […]

22nd January 2025  admin  

Wasiir sheegay in geedda Yoocada la gaynayo Xadka u dhaxeeya Beelaha Harti iyo Isaaq Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka & Isbeddelka Cimilada ee dawladda Puntland Adam Aw Hirsi, ayaa qoraal uu soo dhigay ku sheegay in geedka madax maray Beesha Isaaq ee Yoocad ee ku yaala duleedka Garoowe in loo rarayo Xadka u dhaxeeya Beelaha Hari […]

22nd January 2025  admin  

Xildhibaanada Federaalka ee reer Maakhir oo la kulmay Gudoomiyaha Hay’adda Musiibooyinka Qaranka