Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
20th January 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo faray waajibaadka looga fadhiyo Golaha hannaanka casriyeynta iyo isbeddelka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leeyahay in lagu dhiso, laguna kobciyo isbeddel horseedaya Horumar waara. Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray waajibaadka looga fadhiyo […]
20th January 2025 admin
Geeddi socodka doorashooyinka dimuqraadiga ah ee Puntland waa mustaqbalka horumarka dowladnimo, amni iyo mid bulsho, Dadka reer Puntlandna ku taamayeen muddo rubuc qarni ah. Shacabka iyo Dowladda Puntland waxay ka mira dhaliyeen rajadii dimuqraadiyadda Puntland iyada oo doorasho hal qof iyo hal cod ah lagu soo doortay Goleyaasha Deegaanka ee 33 Degmo. Dadka Reer Puntland […]
20th January 2025 admin
Isimaddii Majeerteen ee diidanaa Dimoqraadiyadda iyo doorasho ka dhacda Puntland ee doonayey in Hagbaddii lagu sii jiro ayaa baaq soo saaray ayna kala tashan beelaha kale ee reer Puntland Isimada baaqa soo Saaray oo uu hogaamimayo Suldaan Garaase ayaa ah kuwa la caleemo saaray intii ay Puntland jirtay oo qaar ka mid ah siyaasiyiinta Puntland […]
IMF oo Soomaaliya u oggolaatay $100 milyan, sheegtay in dowladdu waddo fulinta isbeddellada dhaqaale
20th January 2025 admin
IMF oo Soomaaliya u oggolaatay $100 milyan, sheegtay in dowladdu waddo fulinta isbeddellada dhaqaale Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa sheegtay inay heshiis la gaartay dawladda Soomaaliya, kaas oo ah in dalka la siiyo gargaar lacageed, iyadoo la raacayo barnaamijka waddamada dakhligooda gudaha hooseeyo ee taageerada u baahan. War saxaafadeed ay maanta oo Arbaca ah […]
20th January 2025 admin
Waa tee Dowlada Islaamka ah ee boobka uga badan ka gaysata xeebaha Soomaaliya Biyaha Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha ugu qanisan kalluumeysiga adduunka oo aan weli si weyn looga faa’ideysan. biyaha Soomaaliya waxay si gaar ah ugu nugul yihiin kalluumeysiga sharci-darrada ah. Maraakiib kaluumaysi oo Anjabi ah ayaa soomaaliya kaga kaluumaysta qaab sharci daraa. […]
20th January 2025 admin
Xaflada ku dhawaaqida Musharax M/wayne Puntland Ahmed M. Shirwac.