Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th January 2025  admin  

Maxay 20 jirada Ceerigaabo duhurkii u dhaxamoonayaan? Koox dhallinyaro ah oo degan magaalada Ceerigaabo ayaa iska qaaday sawiro iyaga oo huwan bustayaal gacmahana ku haysta shaax bartamaha magaalada Ceerigaabo. Waxay sheegeen in xilligu duhur yahay, dhaxan darteedna ay u dugaashanayaan huga culus iyo shaaxa, Kooxda dhallinyaradaha oo wada jooga isla goobtii ay sawirka ku galeen […]

20th January 2025  admin  

Bahda ALLSANAAG waxay tacsi tiiraanyo leh u kala dirayaan Qoysaskii IYO QARAABADII ay ka kala geeriyoodeen Allah ha u Wada naxariistee DR Maxamuud Axmed Aadan (Jabane) oo Bosaso ku geeriyooday saaka iyo Hooyo Caasha Maxamed Xuseen oo maanta ku geeriyootay magaalada Ottawa ee Dalka Canada. Waxaanu Marxuumiinta Allah uga baryayanaa inuu Janaddii Fardowsa ahayd ka […]

20th January 2025  admin  

Ilhan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee dalka Mareykanka ayaa ku guuleysatay musharaxnimada xisbiga Dimuqraadiga. Xildhibaanad Ilhan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee dalka Mareykanka ayaa ku guuleysatay musharaxnimada xisbiga Dimuqraadiga. Xildhibaanad Ilhan Omar oo laga soo doorto degmada shanaad ee Gobolka Minnesota ayaa guul ka keentay xulashada xisbiga dimuqraadiga.. Guusha ilhan Omar […]

20th January 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Safiirka UK ee Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis. Kulanka Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa diiradda waxaa lagu saaray horumarinta iskaashiga istaraatiijiyadeed ee UK iyo Soomaaliya, wax ka qabashada saameynta El […]

20th January 2025  admin  

Maxay Soomaaliya ka faa’iidaysaa heshiiska ammaan ee ay la gashay Sacuudiga? Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga ayaa xalay kala saxiixday heshiisyo guud oo iskaashi ah kaas oo labada dowladood ay sheegeen inuu faa’iido u yahay dhinacyada. Magaalada Riyad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga oo heshiiska lagu kala saxiixday waxaa Soomaaliya u saxiixay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, […]

20th January 2025  admin  

Culusoow guddoomiyay shirkii gurmadka iyo samata-bixinta musiibadii fatahadaha Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii degdegga ahaa oo golaha wasiiraddu ka yeesheen ‘qiimeynta iyo gurmadka muwaadiniinta ay dhibaatadu kasoo gaartay daadadka xooggan ee ku soo rogmay qeybo badan oo ka mid ah gobollada dalka.’ Dowladda Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqday xaalad […]