Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025 admin
Qorsheel oo shir gudoomiyay shirka shaqaalaha xarunta dhexe. Garoowe: 13 April 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka dawladda Puntland mudane Siciid Jamac Qorsheel oo uu wehelinayo wasiir kuxigeenka Dr Abdirsashiid Xassan Jamac ayaa maanta shir gudoomiyay shirka shaqalaha xarunta dhexe. Shirkaan oo bishii mar qabsooma ayaa waxaa la isku weydaarsadaa habsami usocodka shaqada iyo dardargalinta hawlaha mudnaanta […]

19th May 2025 admin
Iran oo la wareegtay markab xamuul ah oo marayay marin biyoodka Hormuz Ciidamada ilaalada kacaanka ee Iiraan ayaa gacanta ku dhigay markab xamuul ah oo xiriir la leh Israa’iil kaasi oo Sabtida maanta ah marayey marin biyoodka Hormuz, sida ay warisay wakaaladda wararka ee Iiraan, waxayna tani imanaysaa maalmo kadib markii Tehraan ay ka digtay […]

19th May 2025 admin
Nadiira Cabdullaahi: Sheekada dhaqtaraddii haween iyo dhallaan badan badbaadisay balse iyadii umul-raacday Waxay ahayd dhakhtaradda kaliya ee qaabilsan qalliimada, badbaadinta hooyooyinka iyo dhallaanka ee ka howl gali jirtay isbitaalka guud ee degmada Baran ee gobolka Sanaag. Allaha u raxmadee Dr Nadiiro Cabdillaahi Aadan, waxay Arbacadii ku umul raacday ilmaheedii ugu horeeyey cisbitaal ku yaala magaalada […]

19th May 2025 admin
Faahfaahinta weerarkii ka dhacay Australia iyo ninkii ka dambeeyay agaalada Sydney, nin toorrey ku hubaysan ayaa dilay shan qof tiro kalana dhaawacay goob mashquul badan oo laga dukaamaysto halkaas oo ka dhashay jaahwareer iyo kala carar sida ay goob joogayaal sharaxeen. “Waxay ahayd waalli,” ayay tiri haweeney arxagagasan ka muuqday, markii ay sharraxaysay inay aragtay […]

19th May 2025 admin
Kulankii madaxda beesha Abgaal ee Guriga Macalin weli ee Nairobi oo laysku afgaran waaey.

19th May 2025 admin
Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Puntland Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland ee sii xoogeystay kadib ansaxintii afarta cutub ee ka mid ah Dastuurka Federalka Soomaaliya.