Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th May 2025 admin
Wax ka ogow sunta halista ah ee laga helay xawaashyada Hindiya laga keeno Maamulka Cunnada iyo Dawooyinka ee dalka Mareykanka ayaa bilaabay baaritaan ka dhan ah wax soo saarka labada shirkadood ee hormuudka ka ah badeecooyinka Hindiya. Shirkadahan ayaa lagu eedeeyay in ay beec geeyaan xawaashyo ay ku jiraan sunta ‘ethylene oxide’ ee sababta kansarka. […]

20th May 2025 admin
Wararkii ugu dambeeyey ee daadadka kusoo rogmaday Imaaraatka Mas’uuliyiinta iyo shacabka Imaaraatka Carabta ayaa Arbacada maanta ah nadiifinaya buuburka ka dhashay roobab mahiigaan ah oo uu ku dhintay ugu yaraan hal qof, islamarkaana waxyeello gaarsiiyey guryo iyo goobo ganacsi. Imaaraatka Carabta ayaa waxaa ka da’ay roobab oo cabirkoodu ahaa 254 mm, sida ay sheegtay xarunta […]

20th May 2025 admin
Qofkii afaraad ee afar kelyood leh dunida oo dhan oo laga helay Soomaaliya Dadka leh kelyaha dheeraadka ah inta badan kuma baraarugsanaa ilaa ay la soo deristo xaalad caafimaad taas oo ku qasabta in ay dhakhtarka booqdaan, iyagoo aan ka warheyn heybadda dheeraadka ah ee uu ilaahay siiyay, waxayse ogaadaan marka lagu sameeyo baaritaan, oo […]

20th May 2025 admin
Wasiirka warfaafinta DPL mudane Maxamuud Caydiid Dirir oo shir Jaraa,id ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay Dastuurka cusub ee DFS ay sameystay, waxa uuna ujawaabay culumo ka hadashay khilaafka Dastuurka ayagoona sheegay in laguduulo ciddii ka ka aragti duwanaata Dawladda Soomaaliya .

20th May 2025 admin
Kumuu ahaa Laacibkii iyo Geesiga Soomaaliyeed ee aadka looga yaqaan dalka Yaman. Waxa jirtay orah ay Yamantu ama reer Cadmeedku ay isticmaalaan oo ah ma ” Cali Xeero ayaad is mooday”. Kumuu ahaa Cali Xeero? Cali Xasan Xeero, wuxuu ahaa Yamani Somali , asalkiisu ka soo jeedo beesha Warsangeli, wuxuu ka mid ahaa Laacibintii ugu […]

20th May 2025 admin
Miyaa laga maarmay Nidaamkii 4.5 ee awalba xaaraanta ahaa ee Soomaalidu si ay ku sii wada joogto wax ku qaybsan jreen, Maanta waxa banaanka yimid ceeb aan Soomaalidu intoooda badan ogayn ama ka war hayn oo ahayd in wasaaraddii arimaha dibadda iyo Gudaha Soomaaliya ay wada hayeen beesha Madaxweynaha, gaar ahaan garabka xag jirka ah […]