Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th May 2025  admin  

Militariga Soomaaliya oo lagu eedeeyey inay duqeymo ku dileen shacab Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa sheegtay in duqeymo mataano ah oo ay fuliyeen militariga Soomaaliya, oo adeegsanaya diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga, lagu dilay 23 qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan 14 carruur ah, bishii Maarso, iyadoo ku […]

20th May 2025  admin  

Maxay dowladda Soomaaliya ka tiri warbixintii Amnesty ee duqeynta lagu eedeeyay inay Turkidu ka gaysteen duleedka Afgooye? Warbixin baariseed cusub oo ay sameysay hay’adda xuquuqda aadamaha ee Amnesty International ayaa lagu sheegay labo weerar oo xagga cirka ah oo lagu dilay 23 qof oo rayida, intii uu socday hawgal miltari oo ay taageerayeen diyaaraddaha aan […]

20th May 2025  admin  

Hoggaamiyayaasha dhalinyarada Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa sheegay in mar kale la arkay tirada dhalinyarada dilka loo gaysanayo oo korodhay sannadkan marka loo eego sannadihii lasoo dhaafay. Sahra Cabdi Axmed ayaa Khadka telefooknak kula xariirtey Cabdiraxmaan Mukhtaar oo u dhaqdhaaqo dhlinyarada waxeyna ugu horeyntii waydiisey sanadkan inta dhalinyaro ah ee ku dhimatey rabashadaha Minnesota

20th May 2025  admin  

Sadiq Khan: Wax badan ka ogow ninka Muslimka ah ee taariikhada weyn ka dhigay magaaladii waalidkii qaxootinimada ku tageen Duqa magaalada London, Sadiq Khan, ayaa noqday qofkii ugu horreeyay ee abid ku guulaysta markii saddexaad ee xafiiska London, mid ka mida magaalooyinka leh taariikhda qadiimigaa ee caalamka. Khan ayaa ka guuleystay musharaxa xisbiga Conservative-ka Susan […]

20th May 2025  admin  

Wasiirka wasaaradda caafimaadka daladda Puntlnad mudane Siciid Jamac Qorsheel ayaa maanta ku wehelinayay madaxweyne kuxigeenka DPL ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Ilyaas Osmaan Lugatoor oo kormeer ku tagay hay’adda foreensig sayniska Puntland.

20th May 2025  admin  

Fatahaadda Wabiga Tana oo jartay isku socodkii gobolka W.Bari Kenya Waxaa kala xiran isku socodka guud ee gobalka waqooyiga bari ee dalka Kenya ka dib markii uu soo fatahay wabiga Tana ee ugu wayn wabiyada mara gobolkaasi. Roob mahiigaan ah oo ka da’ay buuraleyda bartamaha Kenya ayaa dhaliyay fatahaaddan , taasi oo keentay in dad […]