Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

22nd September 2024  admin  

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYEY SARAAKIISHA WALAALAHA IMAARAATKA EE KU GEERIYOODAY WEERARKA MUQDISHO Muqdisho, Feberaayo 10, 2024; Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Hosbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee galabta ku dhawaacmay falka argagaxa leh ee ka dhacay Xerada Janaraal Gorod ee magaalada Muqdisho ayaa tacsi u […]

22nd September 2024  admin  

22nd September 2024  admin  

Askari ka tirsan ciidan tababar uu uga socday xeradda Gordon ee magaalada Muqdisho ayaa laayey saraakiil iyo ciidankii kale, ciidanka la laayey ayaa waxaa ku jira saraakiil ka socday dalka Imaaraadka. Inta la xaqiijiyey waxaa dhimatay 17, waxaana dhaawacantay in intaa ka badan. Argagixisada ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas.

22nd September 2024  admin  

Golaha Shacabka ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen Muqdisho ku ansixiyay ku biirista Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC. Soomaaliya ayaa bishii November ee sanadkii hore ku biirtay EAC laakin urur goboleedka ayaa Soomaaliya siiyay muddo lix bilood ah oo ay hay’adaha sharci-dejintu ku ansixiyaan heshiiska ay Soomaaliya sida rasmiga ah ugu biireyso […]

22nd September 2024  admin  

Waxaa foodda nagu soo haya mowsimka Xajka ee sannadkan oo dhowr bilood ay naga xigaan, waxaana durba la bilaabay hawlaha loogu diyaar garoobayo. Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Soomaaliya iyo guddiga Arrimaha Xajka ayaa sannadkan shaaciyey khidmada lacageed ee laga qaadayo Xujayda Soomaalliyeed ee doonaya inay sanadkan soo Xaj gutaan. Qiimaha sanadkan ayaan wax […]

22nd September 2024  admin  

Wasiirrada gaashaandhigga ee dalalka Turkiga iyo Soomaaliya ayaa Khamiistii kala saxiixday heshiis isugu jira mid difaac iyo mid iskaashi dhaqaale ayadoo, sida la sheegay, ‘sare loogu qaadayo xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal ka dhaxeeya iyo deganaanshaha gobolka’. Yasar Guler, wasiirka difaaca ee Turkiga, iyo dhiggiisa Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa heshiiska u kala […]