Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

22nd September 2024  admin  

Codkayga waxaan ku biirinayaa siyaasiyiinta, waxgaradka iyo masuuliyiinta Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyey is hortaagga ka dhanka ah hadal jeedintii Madaxweynihii Hore ee dalka, Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ee fadhigii maanta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

22nd September 2024  admin  

Maxay dawladda Soomaaliya ka tiri “khalkhalka la galiyey” dayaaradda El Al ee dul maraysay hawada Soomaaliya Markii labaad todobaad gudihiis ah ayaa sida ay BBC ka soo xigatay mas’uul ka tirsan qaybta duullimaadyada rayidka ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada, waxay rumaysan yihiin in Somaliland ay “si aan sax ahayn ula xiriirtay” dayaarad rakaab oo […]

22nd September 2024  admin  

Ururka Midowga Afrika oo labadi maalin ee la Soo dhaafay shir madaxeedkii 37-aad ku yeeshay xaruntooda magaalada Addis Ababa ayaa soo saaray war-murtiyeed ku saabsan arrimo kala duwan oo khuseeya qaaradda. Warmurtiyeedka laga soo saaray Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Midowga Afrika ayaa waxaa kamid ahaa qodobo si gaar ah looga hadlay Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo […]

22nd September 2024  admin  

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay baareyso kiiska geerida Cabdinaasir Dahable Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay baareyso kiiska xubin ka tirsan shaqaalaha hay’adda duulista Soomaaliya oo maydkiisa laga helay guri ku yaalla degmada Wadajir, shalay. Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed ayaa tacsi u diray qoyska marxuumka oo booliisku sheegeen […]

22nd September 2024  admin  

Wiilka Soomaaliga ah ee jabiyey rikoorka maaratoonka Sweden Wuxuu ahaa rikoor ay gaartay Sweden kaas oo la xiriira orodka maratoo-ka ee ka dhacay magaalada Seville ee dalka Spain. Suldaan Xasan oo ah wiil asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, isla markaana heysta dhalashada dalka Sweden ayaa 2.07.35 ku dhameystay kaalinta 10-aad ee orodka markii ugu […]

22nd September 2024  admin  

Bahda ALLSANAAG, waxay halkan hambalyo Meher uga dirayaan Carafaat Mukhtaar Uurcad IYO marwadisa layla Cabdi casis oo maalintiiSabtida we bishu ahatdv, February 17, 2024 meherkoodyu ka dhacay caasinadda dalka Ingiriiska ee London Waxaanu leenahay noqdal kuwii dhisma, dhaqma Oo isku waara May Allah bless you and send blessings upon you, and bring goodness between you.”