22nd January 2026 admin Category :
Garaad Kulmiye Garaad Wiilwaal, oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa sheegay in ay halkaa u tegeen Ergo nabadeed oo u kala dabqaadaysa SNM iyo Khaatumo.