Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

21st September 2024  admin  

Xildhibaannada Labada Aqal oo guda galay ka doodista cutubka 3-aad ee Dastuurka Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay kulanka 22-aad Kalfadhiga 4-aad ee labada Aqal ee Baarlamaanka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Kulanka Guddoomiyaha waxaa ku weheliyay ku-xigeenka kowaad iyo Labaad ee Aqalka […]

21st September 2024  admin  

Wasaaradda Duulista Hawada oo war ka soo saartay falkii ka dhacay garoonka Aadan Cadde Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxafadeed ka soo saartay dhacdadii maanta ka dhacday garoonka Aadan Cadde, taas oo sababtay in uu hakad ku yimaadaan diyaaradaha ka shaqeeya gudaha dalka. Warsaxafadeedka oo ka kooban hal bogga ayaa u […]

21st September 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Norway Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda dalka Norway, Mudane Andreas Kravik oo booqasho ku yimid caasimadda Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay xiriirka labada dal, iskaashiga dhinacyada horumarinta, amniga, […]

21st September 2024  admin  

Madaxweyne ku xigeenka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta u magacaabay Kamaaludiin Daahir Xasan Guutaale oo ka soo jeeda beesha Hawiye inuu noqdo Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Mudane Xamsa waxaa sidoo kale uu u

21st September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Haiti Ariel Henry oo la la’yahay Waxaan la ogayn halka uu ku sugan yahay ra’iisul wasaaraha Haiti Ariel Henry Isniintii, saddex maalmood ka dib markii uu Kenya ku saxiixay heshiis laba geesood ah oo loogu gogol xaarayo in la helo ciidamo caalami ah oo suurtagal ah si ay gacan uga geystaan soo celinta […]