Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025  admin  

Puntland oo sheegtay in goobihi ay Daacish ka qabsatay kala kulantay ‘wax lama filaan ah’ Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in daacish laga saaray boqolkiiba 60 goobihi ay ka haysteen dhulka buuraleyda. Ka dib muddo maalmo ah oo dagaalo qaraar ay ka socdeen Buuleyda ayaa waxaa saraakisha Puntland sheegeen in gacanta lagu dhigay goobo muhiim ah […]

4th May 2025  admin  

Ciidanka Amniga ayaa door muhiim ah ka ciyaara la dagaallanka argagixisada, iyagoo ku hawlan howlgallada bad iyo berriga si loo xaqiijiyo nabadgelyada iyo xasilloonida gudaha dalka.

4th May 2025  admin  

Ciidankaygoow Hambalyo.Abwaan Cabdiqaadir Birir.

4th May 2025  admin  

Why Can’t Somalia Achieve What This Country Has?

4th May 2025  admin  

Sayid Axmed ayaa si weyn u bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah Argagixisada ee ka socda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si weyn u bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah Argagixisada ee ka socda Puntland. Madaxweynaha ayaa adkeeyay ahmiyada ay leedahay in si mideysan loo wajaho dagaalka Argagixisada si dib u dhiska iyo […]

4th May 2025  admin  

Sheekada Odayaal ‘hooyadood oo 90 jir ah ku dilay’ Togdheer ee haddana aasay Tuulada Habeedley ee gobolka Togdheer ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madax-bannaanida ee Somaliland ayaa waxaa ka dhacday dhacdo naxdin leh. laba nin oo walaalo ah ayaa lagu eedeeyay inay dileen hooyadood. Dhacdada ayaa waxa markii ugu horreysay la soo weriyay December 23, […]