Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th September 2024  admin  

Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Fidan ayaa sheegay in wada-hadallada Ankara ay ku gaareen horumarro la taaban karo, isla markaana wareeggii labaad ee wadahadallada uu bisha September mar kale ka dhici doono dalka Turkiga

20th September 2024  admin  

Duuliye isaga oo hawada ku jira geeriyooday iyo wixii dhacay geeridiisa kadib Qofna ma oga waxa dhici doona berri iyo wakhtiga dhowba. Diyaaradda NE130 oo ka soo duushay Qaahira kuna sii jeedday magaalada Taif ee dalka Sucuudiga ayaa si caadi ah u socotay, iyadoo jawigu uu ahaa mid caadi ah, isla markaana shaqaalaha diyaaraddu ay […]

20th September 2024  admin  

Taariikhyahan Xasan yare Cali Sheekh Doon ayaa soo koobay tariikhda facda weyn ee Saldanada Warsangeli

20th September 2024  admin  

Siyaasiyiinta Hawiye oo ku gor gortamaya in Itoobiya ay Hobyo u so guurto, markaas ka dibbna ay wax walba raali uga noqonayaan #Somali– Somalia and Ethiopia will come together in meetings hosted by Türkiye.Somali authorities plan to grant Ethiopia access to the port of Hobyo in Galmudug state if Ethiopia withdraws its agreement with Somaliland. […]

20th September 2024  admin  

Kaluumeysato u dhintay walax ku jirtay dhalooyin ay badda ka heleen iyo walwal ka dhashay geeridooda Afar nin oo kalluumaysato ah oo sida la sheegay u dhashay dalka Sri Lanka ayaa waxay u geeriyoodeen waxyaalo ay ka cabeen dhalooyin ay ka heleen gudaha badda, sida ay tabinayaan warbaahinta gudaha ee dalkaas. Sidoo kale laba kale […]

20th September 2024  admin  

Gobol kamid ah Canada oo Soomaalida siiyay todobaad u gooni ah oo ay xusaan dhaqankooda Downlad gobaleedka Alberta ayaa ku dhawaaqday in 25-ka June ilaa 1-da Luulyo loo aqoonsan doono toddobaadka Dhaqanka Somalida ee Alberta. Wasiirka Socdaalka iyo arrimaha jinsiyadaha Alberta Maxamed Yaasiin ayaa saxiixay aqoonsiga toddobaadkan isagoo ku daray shin tiriska dowladda. Inkastoo Somalida […]