Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

28th May 2025 admin
Maamulka Khaatumo oo bilaabay inay xadka soo xiraan. Degaanka Shaxda oo hoos taga degamada Qardho ee gobolka Karkaar, oo burburka ka hor ka tirsanayd gobolka BARI, ayaa halkaas waxa gaaray taliya ka mid ah ciidanka Firdhiye ee ka amar qaata madaxweyne Culusoow iyo Fiqi ee loogu talo galay inay khal khal amni geliyaan gobolada Bari […]

28th May 2025 admin
Muxuu yahay dambiga lagu helay raggan Soomaalida ah ee lala xiriirinayo weerar ka dhacay Nairobi Laba tuhmane oo lala xiriirinayo weerarkii hoteelka Dusit D2 ee 2019, oo sababay dilka 21 qof, ayaa la hor keenay Maxkamadda Sharciga ee Kahawa ee magaalada Nairobi. Labadan qof oo lagu kala magacaabo Xuseen Maxamed Cabdille Cali iyo Maxamed Cabdi […]

28th May 2025 admin
Dowladda Soomaaliya oo sheegtey in Awdal & Nugaal ay u qanisan yihiin gobollada, halka Shabeelaha-dhexe iyo Hiiraan ay u saboolsan yihiin.

28th May 2025 admin
Hogaamiye C/qaadir Fardhiye”Waxaan ka shaqeyneynaa inaan baadi doono reer Waqooyi . Hogaamiye Khaatumo Firdhiye, waxaan Puntland ahaynba waa tageerayaa, xitaa sida uu sheegay gobolka Banaadir ayuu kala shaqaynayaa doorashada uu madaxweyne Xasan uu sheegay siday u qabsan lahaayeen

28th May 2025 admin
Daawo sida dadka reer Bangladesh ugu dhex safraan magaalooyinkooda Another day in Bangladesh pic.twitter.com/pOMxBuWZn4 — internet hall of fame (@InternetH0F) May 22, 2025

28th May 2025 admin
Khaatumada Hore ayaan diidanaa ee Tan Firdhiye ee Culusoow maal geliyo waa la socdaa Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf , hadana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa ka mid noqday koox lagu maal geliyo bur burka Puntland, oo ka amar qaata madaxweynaha Soomaaliya. Xildhibaan Cabdirashiid, wuxuu si cad uga hor yimid sharcigii […]