Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

6th June 2025  admin  

Sawirkani waa shabakadii maafiyada caalamiga ah ee uu hogaamiyo madaxweyne hore xasan sheikh iyo daynleey kale oo kubiiray layna baxay Madasha xisbiyo qaran soomaaliduna u tagqaan BADAR IYO BEESO!. XISBIYADA DIIN DILLE,DAL DILLE,DALIIL SHISHEEYE, DABASALIIDLEEY,OO MAR LABAAD KA MURUGOODAY GOBONIMADA IYO GO AANKA DHEX DHEXAADNIMO EE SOMAALIYA XIRGIFTA NIIL/ Waa maqaal hore, waxa noo soo […]

6th June 2025  admin  

Difaaca Hindiya oo iska celin jari waayay Diyaaradaha Pakistan Talafishanka Aljazeera ayaa sheegay in gantaalihii ay Pakistaan ku rideen dalka Hindiya ay difaaci kari waayeen Iron Domekii loogu talo glay inay gantaalahaas soo ridaan. Gantaal kasta oo ay Pakistan riday halkii loogu talo galay ayuu ku dhacay Ciidanka Hindiya waxa laga qabtay laba duuliye oo […]

6th June 2025  admin  

Waa maxay sababta M. Culusoow ugu soo dari waayey Xisbigiisa Siyaasiyiinta Isaaq Kulamaddii Muqdisho uga socday Mdaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow iyo Hogaamiyaasha maamul goboleedyada qaarkood ayaa ku soo dhamaaday Urur uu Xasan Culusoow madax ka yahay, iyaguna ay ka wada tirsan yihiin ururkaas oo beesha Daarood laga siiyey ku xigeenka Beesha Digil iyo Mirifle. Hadaba […]

6th June 2025  admin  

Maraykanka oo ku sheegay shirkii Muqdisho Shinbirayohow_heesa_ Maraykanka oo shirkii Canaasiirta Muqdisho dhowaan ku shirtay ku sheegay Shimbirayohow heesa iyo gole Soomaalida qaarkeed lagu dulminayey Dowladda Maraykanka ayaa gabi ahaanba lahortimid go’aanadii Madasha kasoobaxay, waxayna Tori. “Saamileyda siyaasada ee muhiimka ah, waa inay tallo kuyeeshaan arrimaha federaalka iyo qaabla doorashooyinka, go’aan walba oo aan loodhamayn, […]

6th June 2025  admin  

Ma dhahayno waxbaan ka soo saarnay Soomaaliya ka hor intaan Ceelasha shidaalka la qodin Waxa jira cadow badan oo fafinaya been oo leh Turkiga ayaa wax walba qaatay BREAKING 🚨 Turkey’s Energy Minister: “We cannot claim we discovered anything in Somalia before drilling results. Hostile actors are spreading disinformation, falsely claiming the oil deal heavily […]

6th June 2025  admin  

Wasiirka wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Saciid Jaamac Qorsheel ayaa kormeer shaqo ku tagay DegmadQa Iskushuban ee gobolka Bari isagoo fulinaya Balanqaadkii Madaxweynaha Mudane Saciid Cabdullaahi Deni horay u galay ee ahaa in la kormeero Degmada Waxna laga qabto Baahiyaha Jira,,