Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th September 2024  admin  

IMF oo Soomaaliya u oggolaatay $100 milyan, sheegtay in dowladdu waddo fulinta isbeddellada dhaqaale Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa sheegtay inay heshiis la gaartay dawladda Soomaaliya, kaas oo ah in dalka la siiyo gargaar lacageed, iyadoo la raacayo barnaamijka waddamada dakhligooda gudaha hooseeyo ee taageerada u baahan. War saxaafadeed ay maanta oo Arbaca ah […]

24th September 2024  admin  

Waa tee Dowlada Islaamka ah ee boobka uga badan ka gaysata xeebaha Soomaaliya Biyaha Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha ugu qanisan kalluumeysiga adduunka oo aan weli si weyn looga faa’ideysan. biyaha Soomaaliya waxay si gaar ah ugu nugul yihiin kalluumeysiga sharci-darrada ah. Maraakiib kaluumaysi oo Anjabi ah ayaa soomaaliya kaga kaluumaysta qaab sharci daraa. […]

24th September 2024  admin  

Xaflada ku dhawaaqida Musharax M/wayne Puntland Ahmed M. Shirwac.

24th September 2024  admin  

Wasaaradda Qorsheynta oo ku howlan u diyaar garowga diyaarinta Qorshaha 10aad ee Horumarinta Qaranka Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa ku yeeshay magaalada Muqdisho banbax labo-maalin ah (29-30ka Oktoobar, 2023), si loo dar-dargeliyo horumarinta qorshaha wasaaradda. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Farax (Beenebeene) oo uu […]

24th September 2024  admin  

Waxay muddo qarni ka badan baadigoobayaan madaxyadii awooweyaashood Isaria Anael Meli oo u dhashay dalka Tanzia ayaa in ka badan 60 sano baadi goobaya qaybo ka mid ah jirka awoowgiisa. waxaa uu rumaysan yahay in haraadiga awoowgiisa uu yaalo madxafka Berlin ee Jarmalka ka dib markii awoowgii , Mangi Meli, oo ay weheliyaan 18 masuul […]

24th September 2024  admin  

Cali Cosoble” Farmaajo iyo Fahad waxa ay rabeen in ay Hawiye barakiciyaan oo ay AS dalka ku wareejiyaan.