Category Archives: khudbado

4th March 2025  admin  

Ciidanka Puntland oo qabsaday saldhiggii ugu weynaa ee Daacish

4th March 2025  admin  

Puntland oo saldhigyo hor leh ka qabsatay Daacish Ciidamada Puntland ayaa maanta sheegay in kooxda Daacish ay ka qabsadeen saldhigyo ku yaalla buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari. Saraakiisha ciidmada Puntland ayaa VOA u sheegay in saldhigyadan ay horay duqaymo uga gaysteen Maraykanka iyo Imaaradku.

4th March 2025  admin  

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Cumar Cali Cabdi “, waa wasiirka had iyo jeer aard aragtaan qoraaladu uu qoro ” dawladda Soomaaliya ayaa bixisay amarka ah in la duqeeyo Buuraha Cal miskaad, wasiirkani buuraha uu ka hadlayo waa kuwa ciidanka dawladda Puntland ka dagaalamayaan . Markaan muuqaalka hoose daawtaan ayaa ku ogaan doonta sida uu […]

4th March 2025  admin  

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Gaatir-oodan Congratulations to Puntland's heroic defense forces for combating ISIS and removing the majority of them thus far! In a short period of time, Puntland Defence was able to free numerous areas from the terrorist ISIS! pic.twitter.com/gJK67lqmgs — Somalia (@kingofSomaliaa) February 23, […]

4th March 2025  admin  

Nin ku qeylinayay “Allahu Akbar” oo weerar toorreey loo adeegsaday ka geystay Faransiiska Hal qof ayaa ku dhintay saddex saraakiil boolisna way ku dhaawacmeen weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay bariga magaalada Faransiiska ku taalla ee Mulhouse. Nin u dhashay Algeria oo 37 jir ah ayaa lagu xiray goobta uu falku ka dhacay iyadoo […]

4th March 2025  admin  

Gudiga Taakulada Ciidamada Dowladda Puntland ayaa ka warbixiyey Lacag taakulo ah oo kala waregeen jaaliyadaha Reer Puntland ee ku sugan wadamada Yurub America iyo Africa, iyagoona U mahadceliyey.