Category Archives: ISAQLAND

ISAQLAND

6th May 2024  admin  

Maamulka Koonfurta Soomaaliya ayaa heshiis la galay dawladda Sacuudiga

6th May 2024  admin  

Cali Xoosh, oo maanta loo magcaabay wasiirka arimaha gudaha Cid Alla ciddii laxiriirta ama shirar lagu taageerayo DFS & Wasiirada la magacaabay ku qabata Hotelada Garowe, Dowladdu talaabo sharci ah ayay ka qaadaysaa, hantidoodana waa ay la wareegaysaa” Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Abshir Qaanqaan.

6th May 2024  admin  

Doraad Goodax, shalay Sanbalooshe maanta Cosoble. Waa siyaasiyiinta reer Hiiraan oo egaankoodu ahaa meeelihii oo ka dhacay xasuuqyddii ugu xumaa ee Isir nacaybka ee ka dhacay Soomaaliya 1991. Weli iyagii ayaa caraysan oo doonaya inay mid kale gaystan.

6th May 2024  admin  

Wax ka ogoow malaayiin doolar oo Soomaaliya la siiyay ka dib dayntii dhawaan laga cafiyay Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay Sanduuqa Caalamiga ah ee Horumarinta Beeraha (IFAD) kaas oo ay ku heli doonto lacag dhan $31.22 milyan oo doollarka oo loogu talagalay barnaamijyada taageerada ee la xiriira sugnaanta cunnada iyo reer miyiga. Lacagta waa in […]

6th May 2024  admin  

Waa in Madaxweynuhu Puntlnd xoog ku qabsadaa. Sodonkii Sano ee Somaliland sheeganaysay dawladnimada ma jirin dawlad xiriir u goysay dalka Itoobiya, mana jirin sheekh reer Muqdisho ah oo yidhi xoog ha lagu soo celiyo. Ca Waajis, oo ka mid ah Culimada Beelaha Hawiye, kana soo jeeda beesha Madaxweynaha Soomaaliya ee dagalka kula jira maamulk Puntland, […]

6th May 2024  admin  

Siyaasiyiintii Daarood ee la shaqaysan jiray ururka Damul jadiid ee ka shaqaynaya sidii ay Puntland u br burin lahaayeen ayaa maanta lagu abaal mariyey xilal la doonayo in hoowshii ay ku dhex jireen ay sii labi jibaaraan. Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Senator Cabdulaahi Cali Timacade, oo aad uugu daalay Guulwadaynta iyo Cabdulaahi […]