27th April 2024  admin  Category :

Beesha Cismaan Ugaaryanhan ee Dubeys ee  meertada Xildhibaanimo markan iyagu lahaa ayaa Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed  u doortayXubin Xildhibaan Puntland, Beelaha kale ee gobolka Sanaag iyagu meerto  wax uma doortaan oo waxa xubinta Xildhibaanka  mar walba  hela ninka ugu xiga Isimka Beesha, Waana sababta keentay in Beeli xildhibaanka hayso ilaa waqtigii Cabdulaahi Yuusuf. Halka beelaha kale ilaa hadda ay Sugayaan in mid ka mid siyaasiyiintoodu  uu Xildhibaan noqdo,   qaarkood waaba  dhinteen iyaga oo xubin Xildhibaanimo raadinaya oo la yaaban caddalada Isimka iyo dadku sida ay uga aamusan yihiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*