10th April 2026  admin  Category :

Siyaasiyiintii Soomaaliyeed ee ka tagtay Waqooyiga Soomaaliya oo madax ka wada noqday dawladdii ugu horaysay ee Soomaaliya dhamaantood guryahoodii xoog ayaa looga haystaa Muqdisho

Sida Cali Daacuun sheegay, guryahaas qaarkood waxa degan Xildhibaan Daban cad oo ah xildhibaanka ugu da’da weyn Baarlamaanka Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*