29th March 2024  admin  Category :

Xildhibaano katirsan golaha wakiillada Puntland, madaxda dhaqanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaaladda Badhan ayaa ka qaybgalay Aas Qaran oo halkaas loogu sameeyay Allaah ha unaxariistee Caaqil Cabdulqaadir Caaqil
Maxamed caaqil Muusa dheere oo xalay magaaladaasi ku geeriyooday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*