28th March 2024  admin  Category :

Daawo waqti habeenimo ah oo shacabka reer Puntland wadooyinka u taagan yihiin , si ay u soo dhoweeyaan madaxweynahooda

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyay magaaladda Sheerbi, Madaxweynaha ayaa xilliga oo habeen ah boqolaal dadweyne ah salaan la dhexmaray oo ka guddoomey soo dhoweynta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*